(Sawirro) Dhulgariir ku dhuftay xeebaha Fukushima & Tsunami laga cabsi qabo

Dhul-gariir xoogiisu ahaa 7.3 ayaa ku dhuftay meel ka durugsan xeebta Fukushima ee dalka Japan. Qiyaastii Boqol qof ayaa ku dhaawacmay dhul-gariirkan oo aad looga dareemay Tokyo laakiin digniin Sunami lama soo saarin. Dhul-gariirkani wuxuu dhacay qiyaastii toban sano ka dib dhul-gariirkii Sunamida ahaa ee ay ku dhinteen 18,000 oo qof. Dhul-gariirkani wuxuu dhacay qiyaastii … Continue reading (Sawirro) Dhulgariir ku dhuftay xeebaha Fukushima & Tsunami laga cabsi qabo